Xaalada Kaxandhaale oo degan & ciidan la dhex dhigay dhinacyadii dagaalamay (Sawirro)

Ciidamo isugu jira Nabad Sugid, Boolis iyo Millateri ayaa la sheegay in la kala dhex dhigay Maleeshiyaadkii ku dagaalamayey maalmahan deeaanka Kaxandhaale ee Gobalka Galgaduud. Saraakiisha degaanka Kaxandhaale tagay ayaa waxaa ka mid ah taliyaha ciidamada Nabadsugida Galmudug Cabdi Dheere iyo saraakiil kale oo ka tirsan Militariga iyo booliska. Ciidamada Halkaasi tagay ayaa waxaa ka … Continue reading Xaalada Kaxandhaale oo degan & ciidan la dhex dhigay dhinacyadii dagaalamay (Sawirro)